Книга XUSUUSQOR SACIID CISMAAN KEENADIID

XUSUUSQOR

Език: Сомалийски език
Корици: С меки корици
Издател: Yuusuf n Cosmann
Наличност: Външен склад
Изпращаме след 9-15 дни
22.36 43.72 лв
Ma aha riyo. Ma aha dheelallow. Waa dhab in ay Soomaalidu kol ahayd dad mid ah oo dalkooda jecel. Da...

Информация за книгата

Език
Сомалийски език
Корици
Книга - С меки корици
Издадена
2024
страници
246
EAN
9781907540790
ISBN
1907540792
Enbook ID
45700835
Издател
Теглоt
405
Размери
152 x 229 x 15

Пълно описание

Ma aha riyo. Ma aha dheelallow. Waa dhab in ay Soomaalidu kol ahayd dad mid ah oo dalkooda jecel. Dad isu hiilliya, isu ficilooda. Waxay taageeri jireen cid kasta oo Gobannimadeeda u halgamaysa, ha ahaadeen Falastiiniyiin, Soomaali, Afrikan ama kuwo qaarado kale ku nool oo Afrika ku abtirsada oo midabkooda loogu dawgalo sida xasaradihii foosha xumaa ee midabtakoorka, xagga waxbarashada, ee kontomeeyadii ka dhacayey Little Rock, Arkansas (Ameerika) iyo meelo kale. Waa mabda' aan xudduud lahayn.

Istaageeridda Soomaalidu waxay ahayd halgan dhinacyo badan. Tusaale: Ardayga ku taxan dugsiga Maamulka, sida qoraaga buuggan iyo jaalalkiisii, wixii ay gelinka hore soo barteen ayay gelinka danbe ka dhigayeen dugsiyada Xarunta S.Y.L. Ardaygu, kolkii uu buugga saddexaad dhammeeyo, galabtii wuxuu ahaa bare dhigaya buugga kowaad. Afafka qalaad ka sokow, waxaa la baran jirey Af-Soomaaliga oo lagu qorayo far Cismaaniye sida uu jideynayey Dastuurkii hore ee S.Y.L. qodobkiisa 5aad.

Farriinta ballaaran ee uu Xusuusqorkani xambaarsan yahay waxay ku kooban tahay oraahda duluc hoosaadda u ah magaca buugga ee ah sida ay qabyaaladdu u tahay cudurka halista ah ee sumeeyey bulshadan iswalaalaysigii iyo kalsoonidii lumisay. 

Клиенти, които купиха тази книга, купиха също

45.27 88.54 лв
314.05 614.23 лв
10.00 19.56 лв
42.27 82.67 лв
16.10 31.50 лв